Mareykanka oo Hanjabaad culus u diray Itoobiya Shaaciyayna talaabooyinka ay qaadayaan

Dowladda Mareykanka ayaa u gogol-xaartay tallaabo cunaqabateyn cusub oo dheeraad ah lagu saarayo dhinacyada ku dagaallamaya waqooyiga Itoobiya, halkaas oo kumanaan qof lagu dilay, malaayiin kalena ay u baahan yihiin gargaar bani’aadamnimo. Amar fulineed cusub oo ka soo baxay Aqalka Cad ayaa u oggolaanaya Washington inay qaaddo tallaabo ciqaab ah oo ka dhan ah xubno … Continue reading Mareykanka oo Hanjabaad culus u diray Itoobiya Shaaciyayna talaabooyinka ay qaadayaan